aan la taaban karin
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan la taaban karin
(adj) intangible (intaanjabal)
Qaamuuska Af-Soomaaliga - Yaasiin Cismaan Keenadiid [1976]
Uuryaal
(Uuryaal-ka)
1. Aan dibadyaal ama ifyaal ahayn; maskaxda iyo maanka lagu garan karo: aan la taaban karin; dahsoon; (magac uuryaal ah, sida: male, run, boqortooyo).
2. Gurguurato.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
abstract
/abstrakt/abstracts, abstracting, abstracted; (adj) wax aan la taaban karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
intangible
/intaanjabal/ (adj) aan la taaban karin.
Qaamuuska Aasaasi: Ingiriis-Soomaali - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1993]
subjective
/sabjektiv/ (adj) 1. shakhsi ahaan ah (sida fikradda qofka ee shakhsi ahaaneed). 2. macnawi (macna ahaan u jira aanse maaddi ahayn oo aan la taaban karin).
Qaamuus-Yare Ingiriis-Jiiddu-Soomaali - Saalim Caliyow Ibro [1998]
untouchable (adj)
yed ha denaal karnid
aan la taaban karin
Qaamuus Faransiis-Soomaali - Maxamed Cabdi Maxamed [1985]
intangibilité
intangibilité, n.f. - aan la taaban karin; aan la badali karin.
Qaamuus Ingiriis-Soomaali - Baadari Larajaasi [1897]
intangible
a., aan la taaban karin.
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan laga maarmikarin
(adj) indispensable (indispeensabal) ~ daruuri ah, lama huraan ah. Ex: qof aan laga maarmikarin ma jiro; nobody is indispensable. 2. essential (i-seen-shal)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan laga jawaabin
(adj) unanswered (anaansaridh)
Qaamuuska Fiqi: Soomaali-Ingiriis - Cabdiraxmaan C. Xaashi, Cawil Cali Xaashi [1995]
aan loo baahnayn
(adj) unnecessary (anna-sasari); unwanted (an-wantidh) ~ laga maarmikaro